Soomaaliya
Halkan Ka Daawo:Wasiirka Arimaha Dibada Israel Oo Soo Gaadhay Somaliland

HARGAYSA() – Wasiirka arrimaha dibadda Israa’iil, Gideon Sa’ar, ayaa booqasho xog-ogaal ah ku yimid caasimadda Somaliland ee Hargeysa, iyadoo ay sii xoogaysanayso hadal heynta ku aaddan in dalal dhowr ah ay ku dhawaaqi karaan inay aqoonsan yihiin Jamhuuriyadda iskeed ugu dhawaaqday madaxbannaanida maanta oo Salaasa ah, sida uu ku warramay telefishinka qaranka ee maamulkaas.




